Basaaskii ugu xumaa ee ka carreesiiyay dowladda Mareykanka oo Xabsi ku dhintay

Gudaha xabsi si weyn loo ilaaliyo ammaankiisa ayaa laga dhax helay meydka sargaal horey uga tirsanaa ciidamada FBI-da dowladda Mareykanka, kaa oo markii dambe isku bedelay basaas la shaqeeya dowladda Ruushka. Dowladda Mareykanka faah faahino dheeraad ah kama aysan bixin geerida ninkan muddo ka badan 20-sanno xabsiga ku jiray, waxaana ninkan meydkiisa laga helay qolkii … Continue reading Basaaskii ugu xumaa ee ka carreesiiyay dowladda Mareykanka oo Xabsi ku dhintay